HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan aamina cilmi fariid ayaa noqotay qofkii uhoreeyay ee kamid noqota baarlamaanka somaliland ee la doortay 2021kii kadib markii uu geeriyooday xildhibaan nuur xuseen oo kasoo baxay gobolka awdal halkaasi oo ay kusoo gashay buuxinta kursigaa banaanaaday.
Xildhibaan aamina ayaa saaka mudanayaasha goluhu ku qaabileen sacab iyadoo kadareen celisay kamid noqoshadeeda golaha
Dhanka kale xildhibaan aamina ayaa ka hadashay xaalada gobolkii laga soo doortay ee awdal.