WAJAALE NEWS

Tirada Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Aan Ka Qaybgalin Fadhigii Khudbad Jeedinta Madaxwaynaha Jsl Ee Maanta!

HARGAYSA(W,N)-Magacyada xildhibaanada golaha wakilada katirsan ee aan maanta kasoo qaybgalin fadhigii labada gole ee madaxwaynaha jsl ka horjeedinayay khubad sanadeedkii labada gole. Kuwaasi oo tiradoodu gaadhayso 43mudane.

1.Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed

2.Gudoomiye Cali Xaamud Jibriil

3.Xildhibaan Cabdilaahi Muuse Cabdi

4.Xildhibaan Xasan Axmed Cilmi (Xasan Kayse)

5.Xildhibaan Abiibakar Siciid Cali

6.Xildhibaan Ibrahim Maxamed Jamac (Khadar Guun)

7.Xildhibaan Xirsi Cabdilaahi Xirsi

8.Xildhibaan Faysal Yusuf Jamac

9.Xildhibaan Siciid Maxamed Ismaaciil (Siciid Sakeeye)

10.Xildhibaan Xasan Cumar Xasan (Xasan Ogaal)

11.Xildhibaan Axmed Maxamuud Cabdilahi (Fanax)

  1. Xildhibaan Cabdixakiim Hugur Cabdi
  2. Xildhibaan Bashiir Xuseen Xirsi
  3. Xildhibaan Axmed Maxamed Hurre (Barkhad)
  4. Xildhibaan Xuseen Aadan Cabdi
  5. Xildhibaan Maxamuud Faarax Jaamac (M. Guray)
  6. Xildhibaan Aadan Cismaan Xarbi
  7. Xildhibaan Mubaarik Xuseen Maxamed (Xeeldheere)
  8. Xildhibaan Maxamed Jamac Kood Buur (Shiine)
  9. Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir (M. Carare)
  10. Xildhibaan Aamiin Saleebaan Jaamac (Kulul)
  11. Xildhibaan Cali Xuseen Nuur
  12. Xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf Maxamuud (Badheedha)
  13. Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf
  14. Xildhibaan Cali Jamac Caraale (Cali Qaran)
  15. Xildhibaan Cabdikariim Aadan Cumar (Cambe)
  16. Xildhibaan Mubaarik Muuse Ismaaciil
  17. Xildhibaan Maxamed Jaamac Liibaan
  18. Xildhibaan Cabdiqani Maxamed Aadan
  19. Xildhibaan Abokor Faarax Warsame (Cagga yare)
  20. Xildh Barkhad Jaamac Batuun
  21. Xildhibaan Jamaal Aadan Cali (Jaah)

33.Xildhibaan Nuuradiin Axmed Dayib

34.Xildhibaan Mukhtaar Ibaraahim Xaashi (Mukhtaar Xabashi)

35.Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Jaamac (Budul)

36.Xildhibaan Ibraahim Cali Jamac

37.Xildhibaan Axmed Xasan Cali (Casoowe)

38.Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane

39.Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane

40.Xildhibaan Guuleed Maxamed Warsame

41.Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf (Guruuje)

42.Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame (Food)

43.Xildhibaan Cumar Jamac Faarax

 

 

Exit mobile version