HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha maxamed kaahin oo ka hadlay munaasibad lagu xusayay maalintii shuhadada Snm ayaa ka jawaabay cabasho kazoo yeedhay mujaahidiintii madasha ku sugnaa isagoo sheegay in danbi ah in aan la diwaangalin ay leeyihiin sooyaal iyo mujaahidiinta uu isagu kamid ah yahay ee xilalka haysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;