WAJAALE NEWS

“Suuqa Waaheen Maaha Meel Arinteeda La Qarin Karo, Ee Ha ku Hungoobina, Reer Somaliland Musuq-maasaq Way Ka Daaleen”Xil Siciid Cudhay.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siciid Cudhay oo Katirsan xildhibaanada golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa Booqday Suuqii gubtay ee Waaheen isagoo halkaasi kula kulmay qaarkamid ah hooyooyinkii ku ganacsi jiray kaasi oo maalintii shalay gudida qandaraasyada qaranku shaaciyeen in dhismihii ay ku guulaysatay shirkad ajaanib ahi Ayaa Sidan yidhi;

“Suuqa Waaheen Maaha Meel Arinteeda la Qarin Karo Ee Ha ku Hungoobina, Reer Somaliland Musuq-maasaq Way ka Daaleen”

Exit mobile version