GABILEY(W,N)-Xildhibaan axmed Wali Oo katirsan mudanayaasha golaha deeaanka gabiley ee laga soo dooryay xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalku marayo iyo sida loogu baahan yahay isbadal ka dhaca.
Sidoo kale xildhibaan axmed wali ayaa shacabka ugu baaqay in ay sicad uyidhaahdaan madaxwayne shan sano ayaanu ku dooranee bane kursiga.
Dhanka kale xildhibaan axmed wali ayaa sheegay in qarannimadii Somaliland halis ku jirto islamarkaana uu hogaankii dalku ka leexday dariiqii lagu waday.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;