GABILEY(W,N)-Magaalo madaxda gobolka gabley ee gabiley ayaa maanta siwayn looga xusay debaaldega maalinta qarannimada Somaliland ee 18may taasi oo ay fgaraaha loo diyaariyay ay buux dhaafiyeen kumanaan kamid ah shacabka reer gabiley
Sidoo kale waxaa munaasibada hadalo ka jeediyay maamulka gobolka gabiey iyo ka degmada oo ay weheliyaan wasiiro xukuumada katirsan.