GABILEY(W,N)- Degmooyinka gobolka gabiley ee Wajaale ,Arabsiyo Iyo Allaybaday Ayaa maanta laga xusay maalinta udabaaldega sanad guuradii 29aad ee qarannimada Somaliland ee 18may.
Maamulka degmooyinkan oo fulinaya awaamiirtii xukuumada ee ka hortaga xanuunka coronavirus ayaa waxay si wayn uxuseen munaasibadan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;