WAJAALE NEWS

DAAWO: Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Oo Sheegay In Ay Xisbiyada Mucaaridka Warar Kooda Looga Sii Dayn Doono War Baahinta Dawlada Iyo War La,aanta Duruufaha Ku Xeeran.

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Jamhuuradda Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa maanta munaasibadii uu kula wareegayay xilkaa wasaaradaasi waxa ka sheegay in warbaahinta dawladda laga baahin doono wararka Xisbiyada Mucaaradka ah

DAAWO: XISBIYADA MUCAARIDKA OO WARARKOODA  LAGA TABIN DOONO WARBAAHINTA DAWLADA

Exit mobile version