WAJAALE NEWS

DAAWO;-Ugaaska Guud Ee Beelaha Samaroon Iyo Nuxurka Khudbad Uu Jeediyay Shirkii Uga Furmay Deegaanka Sheed Dheer

SHEED DHEER(W,N)-Shir duco ah oo beelaha samaroon uga furmay deegaanka sheed dheer ee dawlad deegaanka somalida ayaa waxaa kasoo qaybgalay ugaaska guud ee beelaha samaroon kaasi oo ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaya isagoo guud ahaan beesha ugu baaqay in ay ilaashdaan nabadgalyadooda iyo iskuduubnimadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Ducadii Sheekh Samaroon ee maanta ka furmay Sheed-Dheer.

Exit mobile version