WAJAALE NEWS

“Cadaalad Darada Waxaa Laga Dhaxlaa Haybad La,Aan Iyo Hogaanka Oo Cimbirigiisu Soo Gaabto”Siyaasi Maxamuud Xaashi.

BURCO(W,N)-Maxamuud Xaashi Cabdi wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland ayaa sheegay in Soomaalidu kala dawlado tahay laakiin, ehelnimada iyo Soomaalinimadu tahay mid ka dhexaysa dhammaan umadda Soomaalida.

Dhanka kale siyaasi maxamuud xaashi ayaa xukuumada muuse biixi ugu baaqay in ay madaxdhaqameedka usamayso gole dhaqan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version