HARGAYSA(W,N)-Dhalinyaro isku xilqaantay xalinta khilaafka saladanada subeer awal iyo salaadiintii dhawaan warbaahinta ka eedeeyay suldaanka Guud ayaa war cusub kazoo saaray halka ay wax umarayaan, kulamadii ay la yeesheen labada dhinac
Sidoo kale dhalinyarada ayaa sheegay in arintii al uhelida khilaafka saldanada guud ay ku gacan saydheen dhinaca salaadiyiintii warbaahinta ka eedeeyay suldaanka guud ee beesha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi kuwaasi oo ay ku dhaliileen qaabka ay ula dhaqmeen iyo hadalo naxli ah oo ay ku yidhaahdeen.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;