GABILEY(W,N)-Alle ha,Unaxariistee waxaa maanta xabaalaha magaalada gabiley lagu aasay laba dhalinyaro ah oo maalintii shalay ay liqday bada magaalada berbera
Aaska laba marxuum ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka gobolka gabiley, ka degmada waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;