DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Laba Dhalinyaro Ah Oo Ku Geeriyooday Bada Berbera! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Laba Dhalinyaro Ah Oo Ku Geeriyooday Bada Berbera!
May 7, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Alle ha,Unaxariistee waxaa maanta xabaalaha magaalada gabiley lagu aasay laba dhalinyaro ah oo maalintii shalay ay liqday bada magaalada berbera

Aaska laba marxuum ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka gobolka gabiley, ka degmada waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS