WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Xayiraadii Ka Qaaday Idaacada BBcda Oo Ay Hore Shaqada Uga Joojisay!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta somaliland ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in xayiradii xukuumada ka qaaday idaacada ku hadasha afka somaliga ee BBCda ooh ore xukuumada somalilan ugu eedaysay in ay qaran dumista tahay islamarkaana caadaysatay faahinta warar lidku ah qarannimada jsl.

Exit mobile version