CAYNABO(W,N)-Wafti iskugu jiray madaxdhaqameed,haween iyo xubno kale oo dhawaan kayimid magaalada muqdisho islamarkaana ahaa beesha irir samaale ayaa maanta gaadhay gobolada bari ee Somaliland iaydoo sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada caynabo ee gobolka saraar.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;