WAJAALE NEWS

Shil Gaadhi Sobobay Khasaare Oo Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Shil gaadhi dhayne ah oo siday dad rakaabka ah ayaa galabta ka dhacay duleedka galbeed ee magaalada hargaysa kaasi oo sobobay khasaare dhaawac iyo burbur hantiyeed iskugu jira.

Exit mobile version