Shil Gaadhi Sobobay Khasaare Oo Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Sobobay Khasaare Oo Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa.
April 17, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shil gaadhi dhayne ah oo siday dad rakaabka ah ayaa galabta ka dhacay duleedka galbeed ee magaalada hargaysa kaasi oo sobobay khasaare dhaawac iyo burbur hantiyeed iskugu jira.

COMMENTS
LINKS