WAJAALE NEWS

Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Sharaxay Qaabka Loo Bixinayo Sakaatul Fidriga!

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed cumar Dirir oo kamid ha culimada waawayn ee Somaliland ayaa sharaxay wakhtiga la bixinayo sakaatul fidriga qaabka loo bixinayo iyo qiimaha lacag ahaan lagu bixinayo.

Exit mobile version