WAJAALE NEWS

Madaxwayne Biixi Oo Loogu Baaqay In Uu Xilka Ka Caydhiyo Wasiirka Beeraha Oo Hadal Qaranka Fadeexad Ku Ah Warbaahinta Kasii Daayay.

“Madaxwaynaha Waxaan Odhan Lahaa Dadka Noocaasi Ah Xilka Ka Qaad, Hadii Aanad La Rayi Ahayn, Ma Istaahilo In Uu Wasiir Noqdo”Gudoomiye kuxigeenka ururka rajo.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka urur siyaasadeedka rajo ayaa ka dareen celiyay hadal dhawaan kasoo yeedhay wasiirka beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan oo qaranka somaliland fadeexad iyo dhaawac ku ahaa islamarkaana uu ku sheegay war aan xaqiiqda ahayn.

Sidoo akle gudoomiye kuxigeenka urur siyaasadeedka rajo ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu xilka ka caydhiiyo wasiirka beeraha.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version