WAJAALE NEWS

Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaacisay In Maalinta Bari Ah Fasax Yihiin Shaqaalaha Dawladu!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in maalinta bari oo bishu tahay 01/05/2023 ay fasax yihiin shaqaalaha dawladu taasi oo ah maalinta shaqaalaha aduunka.

Exit mobile version