Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaacisay In Maalinta Bari Ah Fasax Yihiin Shaqaalaha Dawladu! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaacisay In Maalinta Bari Ah Fasax Yihiin Shaqaalaha Dawladu!
April 30, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in maalinta bari oo bishu tahay 01/05/2023 ay fasax yihiin shaqaalaha dawladu taasi oo ah maalinta shaqaalaha aduunka.

COMMENTS
LINKS