WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Madaxdhaqameedkii Dhexdhexaadka Laascanood Uyimid Ugu Baaqay Inay Muqdisho Iskaga Noqdaan!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbia Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa si adag uga horyimid madaxdhaqameed koonfurta somaliya uga yimid dhex dhexaadinta colaada magaalada laascanood ooh ore safar ugu tagay laascanood kuwasi oo uu kutilmaamay in aanay qorshaha ay wadaan dhex ahayn

Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa markale ku celiyay in aan ciidamada Somaliland laga soo saaray gobolka sool oo ah dhul Somaliland katirsan.

Exit mobile version