WAJAALE NEWS

Dawlada Somaliya Oo Si Cad Usheegay In Dagaalka Laascanood Ay Huriyeen Garaaradadu!

MUQDISHO(W,N)-Raysal-wasaare kuxigeenka somaliya oo ka hadlay colaada ka taagan gobolka sool ee somaliland ayaa sheegay in masuuliyada dagaalkaasi iyo shacabka la qixiyo ay ka danbeeyeen garaarada dhaqanka taasi ah mid ku cusub dhaqankii lagu yaqaanay madaxdhaqameedka.

Exit mobile version