LAASCANOOD(W,N)-Taliska ciidamada qaranka Somaliland ee gobolka sool ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal kooxaha huwanta ah eek u sugan gudaha laascanood kusoo qaadeen saaka iyo tirade maxaabiista iyo gaadiidka dagaal ee ay ciidanka qaranka Somaliland ka qabsadeen.
Taliyaha Ciidanka qaranka ee aaga bari sareeyo guuto cali bare Xuseen ayaa ka warbixiyay dagaalka kooxaha kuwanti ahi kusoo qaadeen isagoo soo bandhigay maxaabiista iyo gaadiidka dagaal ee ay ka qabteen kooxaha oo ciidamada qaranku jabwayn gaadhsiiyeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;