WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Baabiisay Beero Laga Samaystay Dooxa Biji, Sheegtayna In Uu Yahay Dhul Daaqsimeed!

BAJI(W,N)-Badhasaabyada gobolada awdal, maroodi jeex iyo gabiley oo ay weheliyaan ciidanka boolisku ayaa maanta baabiiyay beero lga samaysay dooxa biji ee udhexeeya gobolada awdal iyo gabiley  kuwaasi oo gabi ahaanba ay galiyeen cagaf baabiisay beerahan halkaasi oo mudooyinkii udanbaysay ay ka taagnayd muran udhexeeya beelaha dega deegaanadani.

Sidoo kale masuuliyiinta xukuumada ka socday ayaa sheegay in dooxa biji iyo dhulka ku hareeraysanba ay yihiin dhul daaqsimeed aan la ogolayn laga samaysto beero.

"Dooxa biji waa dhul-daqsimeed dan guud ah" Gudidii loo xil-saaray xallinta shaqaaqada dooxa biji.

 

Exit mobile version