TOG WAJAALE(W,N)- Barnaamij xiisbo badan oo laga diyaariyay buurta jufa uuray ee deegaanka wajaale ee gobolka gabiley.
Buurta jufa oo loo yaqaano magacyo kale oo ay kamid yihiin buurta xaaji daahir buurta jufo uuray iyo jufo libidhay,
“Markaan Tobann Maqnaadaba
Waxbaan Taw Lasoo Odhane
Biyahaa Jufadda Tuulanbaan
Tuumbo Soo Galinne
Tog-Wajaale Waxaan ka Dhigi
Tarankii Baarliine.
Maxamed Saalax yacniile allaahu Yarxam Waxa uu kamid ahaa Dadkii Mubalaqa ahaa ee Ku Noolaa Deegaanada Somaliland, isagoo Tixdan Kooban ugu Halqabsadey ‘Buurta Juffa Uurey ee ku Magac dheer Jufada Xaaji Daahir Wakhtigii uu Kujirey 1960kii ololihii Baarlamàanka oo uu Kamid ahaa Dadkii ka Sharaxnaa Gobolka Gabiley.
Waxaan ku Wareystay Buurta Juffa-Nuura ama juffa-uurey ama juffadii Xaaji Daahir Mid kamid ah Dadka Deegaanka oo Ku Magac Dheer Macalinka Waxaanu iiga waramey Waxyaabo badan oo kamid ah Mucjisaadka Buurta Juffa
HALKAN KA DAAWO MUUQALKA BARNAAMIJKAN IYO DIYAARINTII WARIYE CABDIRAXMAAN HIIRAAN;