WAJAALE NEWS

Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa isagoo kazoo laabtay safar uu mudo ugu maqnaa dalka dibadiisa

Sidoo kale prof samater ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo dagaalkii ka dhacay magaalada laascanood kaasi oo uu ku tilmaamay wax laga murugoodo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version