WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Iska Fogeeyay Eedo Uga Yimid Gabadh Katirsanayd Shaqaalaha, Soona Bandhigay Xaqiiqada Arinteeda!

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay eedo iyo cabasho ug yimid gabadh katirsanayd shaqaalaha haayada oo sheegtay in gudoomiyaha haayadu ka caydhiyay shaqadeedii islamarkaana uu kula kacay cunsuriyad taasi oo ay ku tilmaameen waxba kama jiraan.

Sidoo kale masuuliyiinta haayada qaxoontiga ayaa ka xogwaramay xaqiiqada arinta faadumo cali xaaji saalax oo mudo 13bilood ah shaqada kaga maqan fasax islamarkaana baraha bulshada ku faafisay qoraal ka hor imanaya xeerka shaqaalaha dawlada kuwaasi oo qaarkood ay ku aflagaadaysay gudoomiyaha haayada iyo madaxda qaranka

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version