Hargaysa (W,N):- Wafti Xildhibaano ah oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Islamarkaana ah Gudida Daba galka Hantida Qaranka oo uu hogaaminayo Gudoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada oo Safar shaqo ugu maqnaa Dalka Taansaaniya ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka