HARGAYSA(W,N)-Waxaa maanta aas qaran magaalada hargaya loogu sameeyay alle ha,unaxariistee maxruum yuusuf nuur guruuje oo katirsanaa baarlamaankii hore ee somaliland islamarkaana dhalay xildhibaan axmed yuusuf nuur guruuje oo hada kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada
Waxaana aaska marxuumka kasoo qaybgalay siyaasiyiin, xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kuwaasi oo ka waramay taariikhdii marxuum yuusuf nuur guruuje.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;