HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maroodi jeex ee xisbiga wadani Wali Cabdi jaamac ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay Xoghayaha guud ee xisbiga kulmiye kaasi oo uu ku tilmaamay in uu ahaa mid loo soo dhiibay islamarkaana uu isku qarxiyay
Sidoo kale Gudoomiye wali ayaa xukuumada madaxayne biixi ku eedeeyay in ay iyadu aaminsan tahay in cadowga gudaha Somaliland yahay labada xisbi mucaarid ee waddani Iyo Ucid.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;