|
|||||
WAJAALE NEWS
“Cadowga Guduhu Wuxu Noqon Doonaa Labada Xisbi Mucaarid Iyo Ciday Ku Abtirsadaan, Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Isagu Waa Col Moog, Oo Miino Loo Soo Dhiibay Ayuun Buu Qarxiyay”Gudoomiye Wali.
March 3, 2023 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maroodi jeex ee xisbiga wadani Wali Cabdi jaamac ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay Xoghayaha guud ee xisbiga kulmiye kaasi oo uu ku tilmaamay in uu ahaa mid loo soo dhiibay islamarkaana uu isku qarxiyay Sidoo kale Gudoomiye wali ayaa xukuumada madaxayne biixi ku eedeeyay in ay iyadu aaminsan tahay in cadowga gudaha Somaliland yahay labada xisbi mucaarid ee waddani Iyo Ucid. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Raysal Wasaare Abey Axmed Oo Dawlado Shisheeye Ku Eedeeyay In Ay Ka Danbeeyeen Dilkii fanaan Hachalu... Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu kulan balaadhan la yeeshay Agaasi... Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Axmed Cumar Xamarje Oo Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay Madaarka C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|