WAJAALE NEWS

Abwaan Hal Beeg Oo Ka Hadlay Xaalada Laascanood Iyo Baaqyo Uu Udiray Garaadada Gobolka Sool Iyo Xukuumada Somaliland!

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Hal bee goo kamid ah hal abuurka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee ka taagan magaalada laascanood iyo sida bilaa ujeedada ah ee dhalinyaradii dalka layskaga horkeenay

Sidoo kale abwaan Hal beeg ayaa bogaadiyay hogaanka ciidamada qaranka Somaliland ee iyagu utaagan difaaca dalkooga

Dhanka kale Abwaan Hal Beeg ayaa garaadada gobolka sool ugu baaqay in ay arinta wada hadal kusoo celiyaan islamarkaana loo naxariisto shacabka isagoo xukuumada madaxwayne biixina ugu baaqay in ay ka shaqayso sidii aanu udaadan lahayn dhiig danbe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/j1-p_Z8RlYI

 

Exit mobile version