HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Ciise Kay doo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta xukuumada ciidamada qaranka uga saartay gudaha magaalada laascnood oo ay kula dagaalamayeen kooxo Nabad Diid ah iyo halka ay fadhiisimo ka samaysan doonaan/
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;