HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga waddani khadar xuseen ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay ku guuldaraysatay dajinta iyo xal uhelida xaalada ka taagan magaalada laascanood,
Sidoo kale xoghayaha xisbiga waddani ayaa sheegay in xukuumada talada haysaa leedahay dhaqankii taliskii siyaad bare.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;