HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Baar Siciid oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa doodii manta ee golaha kaga hadashay dhibta ay bulshada reer Somaliland ku hayso tahriibta iyo waalid iyo caruurtii uu dhalay oo ka dalka wada tahriibay
Sidoo kale xildhibaan baar ayaa soo jeediyay in Ajandaha kalfdhiga golaha lagu daro samaynta xeerar khuseeya bulshada iyo sidii looga hortagi lahaa tahriibta iyo ka ganacsiga dadka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;