WAJAALE NEWS

Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Dawlada Hoose Qaarkood Ku Wareejisay Maamulka Waxbarashada Aas Aasiga Ah.

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada waxbarashada somaliland ayaa qaarkamid ah dawlada hoose ee dalka ku wareejisay maamulka waxbarashada aas aasiga ah

Madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa goob joog ka ahaa munaasibada ay wasaarada waxbarashada ayaa heshiishka wareejinta waxbarashada aas aasiga kula gashay maamulka dawlada hoose ee gabiley, hargaysa iyo berbera.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version