WAJAALE NEWS

“Walaalahayaga Reer Sool Waxaan Leeyahay, Waxa Iniga Qaban Yaan Qori Lagu Raadinin Ee Wadahadal Aynu Ku Raadino”Wasiirka Ganacsiga Jsl

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Maxamuud xasan sacad saajin ayaa baaq udiray shacabka iyo waxgaradka ku dhaqan gobolka sool isagoo usoo jeediyay in aanay qori ku raadin waxa ay Somaliland ka tabanayaan oo ay iyagu wax ka tabanayaan Somaliland iyo beesha dhexe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version