WAJAALE NEWS

Taliska Ciidamada Qaranka Jsl Oo faah faahin Ka Bixiyay Weerar Ay Saaka Kusoo Qaadeen Kooxaha Nabad Diidka Ahi Fadhiisimada Ciidanka Ee Laascanood

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka cidanka qaranka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay weeraro saaka maleeshiyaadka iyo kooxha nabad diidka ahi kusoo qaadeen fadhiisimada ciidamada qaranka ee duleedka magaalada laascanood kuwaasi oo ciidamada qaranka iska difaaceen islamarkaana jab xoogan soo gaadhsiiyay kooxihii isa soo bahaystay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version