BERBERA9W,N)-Wafti Uu Hogaaminayo wasiirka armaha dibada Somaliland oo ay weheliyaan waftiigii ka socda dalka ingiriiska ee uu horkacaayay xildhibaan Gavin williamson ayaa booqasho ku tagay dekeda berbera jalkaasi oo au kusoo arkeen waxyaabo ay ku farxaan.