WAJAALE NEWS

Suxufi/Rugcadaa Maxamed Cali Waji Oo Dardaaran Culus Usoo Jeediyay Warbaahinta Iyo Dadka Baraha Bulshada Wax Ku Faafiya!

HARGAYSA(W,N)-Suxufi/rugcadaa maxamed cali waji ayaa dardaaran culus ujeediyay suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta somalida iyo kuwa baraha bulshada isagoo ugu baaqay in ay bulshada usoo gudbiyaan war xaqiiqa kana fogaadaan waxyaabaha ka fog xaqiiqda islamarkaana bulshada kala fogaynaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version