WAJAALE NEWS

Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo U Anbobaxay Gobolka Sool Iyo Baaqa Uu Udiray Garaadada!

HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan oo kamid ah ergada madaxdhaqameedka Somaliland ee ubaxay xal uhelida xaalada gobolka sool ayaa baaq udiray garaarada beelaha dhulba hante isagoo shacabka Somalilandna ka codsaday in ay usoo duceeyaan in ilaahay ku guuleeyo nabadayta gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version