WAJAALE NEWS

Shirkada Telesom Group Oo Siwayn Uga Dhex Muuqatay Bandhiga Carwada 1-aad Ee Ganacsiga Jsl Iyo Adeegyada Ay Bulshada Ugu Bushaaraysay!

HARGAYSA(W,N)-Shirkadda Telesom Group oo si weyn uga dhex muuqatay carwada 10-aad ee rugta ganacsiga JSL. Madax-hawlgelinta shirkadda Maxamuud Cabdiraxmaan oo ka hadlay munaasibadda ayaa ka warbixiyay doorka Telesom ee horumarka dalka,

sidoo kale  waxa dhankiisa sharraxaad ka bixiyay adeegyada ay shirkaddu ku soo bandhigtay carwada Carwada 10aad ee ganacsiga Somaliland maamulaha suuq-geynta Saleebaan Ismaaciil Bootaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version