BOORAMA(W,N)-Gudoomiyihii hore ee xisbiga waddani ee gobbolka awdal maxamed axmed Suldaan ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolka sool isagoo madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe cagjarna ku eedeeyay abaabulka dagaalka ka dhacay magaalada laascanood oo shirkii lagu soo qorsheeyay u ka dhacay magaalada jig jiga
Sidoo kale siyaasi Maxamed Axmed Suldaan ayaa fariin toos ah udiray madaxdhaqameedka gobolka sool.