WAJAALE NEWS

Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo ka Hadlay Xaalada Ka Taagan Magaalada Laascanood Iyo Baaqa Uu Usoo Jeediyay Xukuumada Iyo Shacabka Gobolka Sool.

USA(W,N)-Prof axmed ismaaciil samater gudoomiyaha urur siyaasadeedka Hilaac ayaa ka hadlay dagaalka maalintii sedexaad ka socday magaalada laascanood oo keenay dhimasho iyo dhawac

Sidoo kale prof samater ayaa wax lagu murugooda ku tilmaamay in maanta Somaliland arinta dagaalka laascanood ka dhacdo isagoo xusay in arimaha hada qarxay ka hore uga digeen isaga iyo prof cali khaliif galaydh alle ha,unaxariistee.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version