HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa maanta daahfuray tababar kusaabsan barashada dastuurka oo loo qabtay shaqaalaha dawlada kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo arimaha dastuurka Somaliland.
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Tababar Ku Saabsan Barashada Dastuurka Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Dawlada!
