WAJAALE NEWS

“Maanta Waad Ogtihiin Dalka Colaadbaa Ka Jirta, Saxaafada Somaliland Masuuliyad Wayn Ayaa Ka Saaran In Aad Bulshada Usoo Gudbisaan, Warar Lagu Kalsoonaan Karo”Gudoomiyaha Sonsaf.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Dalada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf Anwar ayaa ka hadlay muhiimada saran saxaafada iyo masuuliyiinta warbaahinta iyo fahanka xeerka saxaafada

Sidoo kale gudoomiyaha dalada sonsaf ayaa suxufiyiinta iyo warbaahinta ugu baaqay in ay ilaaliyaan qawaaniinta islamarkaana ay masuuliyadi ka saran tahay waxa ay baahinayaan Iyagoo dhawraya arimaha ka taagan dalka maanta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version