WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Masuuliyada Dagaalka Laascanood Dusha Usaaray Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Xasuuq Ka Dhacay!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland cabdirsaaq khaliif oo ku sugan magaalada laascanood ayaa ka ahdlay dagaaladii ka dhacay magaalada isagoo sheegay in masuuliyada dagaalka uu leeyahay madaxwaynaha somailand muuse bixi

Sidoo kale Gudoomiye cabdirasaaq khaliif ayaa taageeray go,aanka garaadada gobolka sool iyo mawqifka ka taagan yihiin Somaliland isagoo markale ku celiyay in ciidamada Somaliland laga saaro gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/NxoAuH3Sx-w

Exit mobile version