LAASCANOOD(W,N)-Qaarkamid ah ah garaadada ku sugan magaalada laascanood islamarkaana ah kuwii istaadhay colaada ka taagan ayaa ka hadlay dagaalka maalintii labaad ka socda magaalada iyo khasaaraha uu sobobay
Sidoo kale garaadkan ayaa sheegay in adeegyadii bulshadu wada go,an yihiin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;