WAJAALE NEWS

Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Weeraro Saaka Ay Kusoo Qaadeen Maamulka Punthland.

LAASCANOOD(W,N)-Taliska ciidamada qaranka somaliland ee duuleedka laascanood ayaa faah faahin ka bixiyay weerar ay saaka kusoo qaadeen ciidamada maamul goboleedka punthland iyo kooxo maleeshiyaad ah kuwaasi oo ay jab xoogan gaadhsiiyeen islamarkaana ay ka qabsadeen gaadiid dagaal iyo maxaabiis.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version